Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Cabdi Xaashi (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah Cabdi Xaashi Cabdullahi . Axmed Madoobe iyo Guddomiyaha Aqalka sare ayaa kulankooda waxa ay uga hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan arimaha doorashooyinka iyo sidii loo saxi lahaa khaladaadka … Continue reading Axmed Madoobe oo arrimo muhiim ah kala hadlay Cabdi Xaashi (Sawirro)